Tuesday, May 7, 2024

RW Khayre oo kormeeray xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga, xanaanada xoolaha,...

Kheyre iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay kulan albaabada u xirnaayeen wada qaateen Ra'isul Wasaaraha...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Kismaayo

Ra''iisul Wasaaraha Somalia Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray si diirana loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland...

TOOS U DAAWO: Soo dhoweynta Raisul Wasaare Khayre ee ka socota Kismaayo

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Khayre oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen...

Ilaalada Gaarka ah ee Ra’isul Wasaare Kheyre oo la geeyay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa gaaray Wafdi horu dhac u ah Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo lagu...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kusii jeeda Kismaayo iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khere iyo xubno katirsan golihiisa Wasiirada ayaa maalmaha soo aadan ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

Xukun Dil ah oo saakay lagu fuliyay nin Kufsi iyo Dil isugu daray Gabar...

Wararka aan ka heleyno magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay dambi ah...

Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya (Sawirro)

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo. Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso...

Ciidamada Kenya oo saakay ka baxay Deegaanka Faax Faaxdhuun iyo Al Shabaab oo la...

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga dalka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM saakay aroor hore ay isaga baxeen...

Axmed Madoobe oo digniin adag siiyey Shaqaalaha iyo Ciidamada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulkaas waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid ah Wasaaradaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs