Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya (Sawirro)

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo.

Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso xerada ka tagay iyadoo sideedii u dhisan iyadoo ay yaalaan qaar ka mid ah agabyadii ay isticmaali jireen.

Xoogaga Al-shabaab ayaa la wareegay xerada markii ay ka baxeen ciidamada Kenya oo halkaas fadhiyey sanado badan.

Hoos ka Daawo Sawirada Xerada

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -