Saturday, April 27, 2024

(Daawo Sawirro) Burburka xooggan ee soo gaaray hotelkii lagu weeraray Kismaayo

Burbur aad u xoogan ayaa soo gaaray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo oo shalay shalay illaa xalay uu ka socday weerar isugu jiray qarax...

Maxaa ka jira in nolol lagu qabtay Mid ka mid ah raggii Weerarka ka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa faahfaahin ka bixiyey raggii weeraray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo iyo tiradooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

Somali-Canadian journalist Hodan Nalayeh killed in Somalia hotel attack.

Hodan Nalayeh, a Somali-Canadian journalist who once resided in Vaughan, Ont., was killed in an attack on a hotel in Kismayo, Somalia on Friday. Global...

Hodan Naaleeye iyo Seygeeda oo kamid noqday dadkii lagu dilay Weerarkii Kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen Hotelka...

Wariye caan ah oo ku dhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Cas Caseey

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan ka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Kismaayo iyo rasaas wali socota

Weerar ku bilowday Ismiidaamin ayaa lagu qaaday Hotelka Cas Caseey ee kuyaala magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan isugu jira dhimasho iyo...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Weerar wali ka socda Hotel kuyaala magaalada Kismaayo

Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah oo gabal dhicii maanta lagu qaaday Hotel lagu magacaabo Cas...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska ay Jubbaland la gashay Shirkadda Alpha Logistics? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qaybgalay saxiixa mashruuca soo saarista Maraakiib burbursan oo ku jirta dekeda Kismaayo kaasoo...

(Sawirro) Ciidanka dowlada oo soo bandhigay Sarkaal la sheegay inuu ka soo goostay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala degaanada Jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo ka soo baxsaday Al-Shabaab sida ay sheegeen. Saraakiisha Qeybta 43aad...

Axmed Madoobe oo booqday Ciidamo difaac kaga jira duleedka Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday jiidaha dagaalka ee degaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Sarakiisha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs