Monday, April 29, 2024

Axmed Madoobe oo soo dhaweyntiisa Kismaayo saf dheer loo galay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee...

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu ka dagnaa magaalada Muqdisho kulamo kala gaar kula qaatay Madaxweynayaashii hore ee dalka ...

Madaxweynaha Jubbaland oo goordhaw ka dhoofay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo caasimada u joogay ka qeyb galka...

Xukun dil ah oo saakay goob fagaare ah lagula fuliyay Cabdiqaadir Faarax dhaqane

Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada milatariga Soomaaliya, kaas oo qof...

Madaxweynaha Jubaland oo u Mahadceliyay safiirka Imaaraadka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaabilsan...

cashar

Jaamacadda Green Hope Magaca: Gacal Xuseen Gacal Waxaan halkaan sharaxaad uga bixinayaa Ereyadan kooban ood macalin inoo dirtay 1- Qoys marka la joogo baadiyaha ama miyiga waxaa...

Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Cabdi Xaashi (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo u hambalyeeyey Xildhibaanada maanta lagu doortay Kismaayo. "Dardar galinta doorashooyinka waa wadada kaliyah ee aan kaga...

(Akhriso Magacyada) Lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo

Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku qabtay magaalada Kismaayo doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka. Doorashadan oo ah tii ugu horeysay...

Rooble oo ka hadlay Doorashada ka bilaabatay Kismaayo Fariina u diray Guddiyada Doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs