Friday, April 26, 2024

Doorashadii xildhibaanada gollaha shacabka oo Kismaayo lagu soo gabagabeeyay (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee loo qorsheeyay in ay ka dhacdo...

C/raxmaan Dheere oo ka hadlay Kursigii loo diiday in uu u tartano oo Xildhibaan...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kahor istaagay in uu mar kale u tartamo kursiga xildhibaanimo uu ku fadhiyay Cabdiraxmaan Kulmiye...

Guddiga doorashada Jubbaland oo diiwaangeliyay Musharaxiin kuraas loo xiray (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiin ku tartameysa doorashada labada kursi ee tirsigoodu yahay HOP029 & HOP124  oo lagu wado...

Guddiga doorashada oo shaaciyay guddiga soo xulaya labo Kursi oo lagu dooranayo Kismaayo

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya labo kursi oo lagu dooranayo magaalada Kimaayo ee...

Xildhibaanad si weyn u taageersaneed Farmaajo oo loo diiday in ay kursiga ay ku...

Xildhibaano badan oo katirsanaa Baarlamaanka 10-aad siyaasad ahaana si weyn u taageersanaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sannadkan seeftay qaaday kuna guul dareestay in...

Axmed Madoobe oo Kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadlayay arrimaha amaanka Soomaaliya...

Ciidamada kumaandooska Danab oo qabtay gaari qaraxyo saarnaayeen (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo waxa ay ku dileen xubno...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wakiillo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee...

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay geerida Xildhibaan dhawwaan lagu doortay Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed, bulshada Jubaland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida Alle ha...

Mid kamid Xildhibaanada Cusub ee gollaha shacabka oo meydkiisa laga helay magaalada …

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sheegaya in goordhaw la helay meydka Xildhibaan Maxamuud Muxumed Cumar ( Kuulow) oo kamid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs