Saturday, April 27, 2024

Dowlada Somalia oo ciidamo gaar ah ka dejisay Baardheere & Xog ku aadan ujeedkooda

Dayuurad gaar ah oo siday ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa galabta ka degtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudoomiyaha degmada Baardheere ee maamulka...

Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay...

(Daawo Sawirro) Milateriga DF oo degaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka guutadda 10aad ee gobolka Gedo ayaa la wareegay tuulo Barwaaqo oo ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Gedo. Waxaa horey degaankan...

Jubbaland oo Kenya ka difaacday eedeyntii kaga timid Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Labada gole ee dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray fara galinta ay dawladda federaalka ka wado gobolka iyo xaaladda amni darro ee...

Khayre oo Kismaayo kaga qeyb galay Daahfurka Mashruuca ILED (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Dawlad gobaleedka Jubaland uga qayb galay munaasabadda Daah-furka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha...

Taliye Indha Qarshe oo booqday xero Ciidan oo kutaala Kismaayo (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ay wehliyaan saraakiil kale ayaa maanta Kormeer ku tagay Taliska Guutada 11-aad qaybta...

Weerar Qarax ku bilowday oo lagu qaaday Hotelka Tawakal iyo rag hubeesan oo hotelka...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in goordhaw weerar xooggan oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah lagu...

Dowlada Ukraine oo saxiixday inay ku biirto Midowga Yurub

Madaxweynaha UKraine Zelenskyy ayaa sheegay inuu saxiixay codsi ah in Ukraine ay ku biirto Midowga Yurub. Dukumentiyada waxay ku sii jeedaan Brussels," Andrii Sybiha, madaxa...

Guddigii uu Magacaabay Rooble oo soo gabagabeeyay kulumadii Kismaayo (Sawirro)

Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii...

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday degaanka Dhoobley, lana kulmay.. (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Lt. Gen. Tigabu Yilma ayaa booqday ciidamada ku sugan jiida hore ee magaalada Dhoobley ee u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs