Saturday, April 27, 2024

Xildhibaanad si weyn u taageersaneed Farmaajo oo loo diiday in ay kursiga ay ku...

Xildhibaano badan oo katirsanaa Baarlamaanka 10-aad siyaasad ahaana si weyn u taageersanaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sannadkan seeftay qaaday kuna guul dareestay in...

Axmed Madoobe oo Mahadcelin ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan...

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Jubbaland Darwiish oo geeriyooday iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray dhammaan ehelkii, qaraaabadii, saxiibadii, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh...

Madaxweyne Xi Jinping oo ciidamadiisa ku wargeliyey iney isku diyaariyaan dagaal

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo ku labisan direyska ciidanka ayaa Milatariga dalkiisa  ugu baaqay iney u diyaar garoobaan Dagaal. Baaqa uu Madaxweynaha Shiinaha u direy...

Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Maleeley ee hoostaga degmada Jamaame (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka...

(Sawirro) Putin iyo dhigiisa Kim oo gaaray heshiis ka careysiiyey reer galbeedka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa wacad ku marey inuu taageero bilaa shuruud ah u fidin doono dhammaan go’aanada madaweynaha Ruushka Vladimir Putin, xili...

Muran ka taagan Markab Dhuxul lagu daabulayo oo ku xiran dekeda Magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ka taagan yahay is qabqabsi ku aadan Markab maalmo taagan Dekadda Kismaayo,...

Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay safiiro dalal reer galbeed ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenaya aya kulamo gooni gooni la qaatey...

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey Wasiirada Jubbaland (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa isku-shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada. Wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiskiisa ayaa lagu magacaabay Wasiir,...

Maamulka Jubbaland oo amar kulul ka soo saaray magaalada Kismaayo (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa waxaa lagu amray dadka degan guryaha dowladda inay uga guuraan muddo 14 cisho ah laga bilaabo 5 Janaayo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs