Wednesday, May 1, 2024

Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Doorashada 14 kursi ay qabanayaan

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa goordhaw shaaciyay qabashada doorashada 14 kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka. Qoraal...

Madaxweynaha Jubbaland oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda IOM (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...

Jubbaland oo War cad kasoo saartay go’aankii dalka looga eryay Danjire Francisco Madeira

owlad goboleedka Jubaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka masiiriga ah ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjirahii hore ee Midowga Afrika Francisco...

Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo la ogaaday (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo xubno la socda ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe iyo wefdiga...

(Sawirro) Abiy Ahmed oo booqday xarunta cusub ee Madaxtooyada degaanka Soomaalida

Raisal Wasaaraha Itoobiya oo ku sugan magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka soomaalida ayaa booqday xafiiska Madaxweynaha degaanka oo dib loo dhisay iyo beerta lagu...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii gobolka Tigray

Shirkadda Diyaaraddaha ee Ethiopian Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay dib u bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Gobolka ay dagaalladu halakeeyeen ee Tigray. Qoraal...

Dowlada Turkiga oo jawaab caro leh ka bixisay talaabo uu qaaday Faransiiska

Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Faransiiska si ay ugu cambaareyso go’aanka uu Senateka dalkaas ku marti-geliyey koox Kurdish ah oo ka...

Wararkii u dambeeyey dagaalada iyo duqeymaha culus ee ka socda Gaza (Sawirro)

Ciidamada Israel ayaa duqeeyay masjidka al-Awda ee ku yaala xerada qaxootiga ee Jabalia, oo ku dhow xarumo ay gabaad ka dhigtaan dadka rayidka ah...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxda dowlad goboleedyada maanta uga furmaya Kismaayo

Waxaa maanta la filayaa in Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka uu shir ugu furmo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkan uu...

Dayuurado duqeeyey degaan ku yaalla duleedka Magaalada Kismaayo

Dayuurado dagaal oo duqeyn ka fuliyey degaan ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Weerarkan ayaa ka dhacay degaanka Buulo-Xaaji oo ku yaalla...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs