Tuesday, May 21, 2024

Dowladda Somalia oo War kulul ka soo saartay doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee...

Akhriso Warqad uu Sheekh Axmed Madoobe usoo diray Madaxweyne Farmaajo 

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad uu ku cadeenayay sababaha uu  maamulkiisa ku qaaday ka qeyb galka shirka Madasha...

Axmed Madoobe oo la kulmay guddi uu Magacaabay Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran oo...

Xaflad aroos oo ka socotay Deegaan katirsan Jubbaland oo Murugo isku bedeshay kadib Duqeyn...

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in deegaan katirsan gobolkaasi ay ka socotay xaflad aroos la duqeeyay , waxaana duqeyntaasi ka dhashay...

Ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka oo la wareegay Balad Xaawo iyo Doolow

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo dowlada federaalka Soomaaliya ka amar qaata dhawaana laga qaaday magaalada Muqdisho la wareegeen gacan ku...

(Sawirro) Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay odayaasha dhaqan Dhoobley?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan oo ka dhacay...

Masjidkii ugu horeeyey gudaha Soomaaliya oo loo xiray cudurka Coronavirus

Masjidka Xareed Yarow oo ka mid ah Masaajidada ugu weyn magaalada Kismaayo ayaan maanta salaaddii Jimcaha lagu tukan oo la xiray kadib markii culimada...

Askari ka tirsan ciidanka DF oo toogasho ku dilay gabar uu Jaceyl kala dhexeeyey

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo askari ka tirsan ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan ayaa toogasho ku...

Heeshkiisa uu Janan qaatay, maxay uga dhigan tahay Axmed Madoobe !(Wax badan ka Ogow)

Dhowrkii cisho ee la soo dhaafay si gooni ah baan ugu fooganaa dhaq dhaqaaqyada is badalka siyaasadeed ee ka jiray Gedo, gobolka labbaad ee...

Ra’isul Wasaare Rooble oo goordhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Garbahaarey (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo. Rooble iyo wefdiga...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs