Friday, April 26, 2024

RW Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha magaalada Dhuusamareeb ku...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia oo caawa lagu weeraray Dhuusamareeb

Kooxo hubeysan ayaa Magaaladda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxay ku weerareen caawa Agaasime Maxamed Axmed Cantoobo iyo Dr. Cumar Aadan Rooble oo ka mid...

Ciidamada dowlada oo xoog ku joojiyay Munaasabad Ahlu Sunna ku qaban laheyd Dhuusomareeb

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta joojiyay munaasabad qado ah oo soo qaban qaabisay kooxda Ahlu Sunna, waxaana munaasabadan lagu soo dhaweyn lahaa Xildhibaanada...

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay tirada Odayaasha la bedelay iyo Qabiiladooda

Guddiga Doorashada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa ka hadlay isbadal lagu sameeyay qaar kamid ah Odayaasha Saxiixayaasha iyo sida Ahlu Sunna Xildhibaanada la...

Ahlu Sunna oo kahor timid Sharuudo ay soo saareen Guddiga Doorashada Galmudug (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxay hogaanka Ahlu Sunna ayaa looga hor yimid Sharuudaha laga doonayo Xildhibaanada kamid  noqonaya Baarlamaanka cusub Galmudug oo ay soo saareen...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay lacago been abuur ah oo isugu jiray Dollar...

Gaari qaraxyo lagu diyaarinayey oo qarxay iyo Khasaare nafeed oo ka dhashay

Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu caawa maqribkii ka dhacay degaan u dhexeeya tuulooyinka Miliqo iyo Dabagalo oo qiyaastii 55-km u jira degmada...

Shuruudaha ka mid noqoshada Baarlamanka cusub ee Galmudug oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda dowlad goboleedka Galmudug ayaa goor dhow soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha baarlamanka maamulkaas. Hoos ka akhriso 14 shuruudood...

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay Xadka Soomaaliya iyo Ujeedkooda oo…

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah aadna u hubeesan ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo gudbay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya gaar ahaan dhinaca Gobolka...

Ahlu sunna oo ku xad gudubtay Saamiga ay ku leeyihiin Beelaha Galmudug? (Cadeyn)

Maamulka Al-sunna Wel-Jamaaca ee ka jira dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta beesha caalamka u gudbiyey ilaa 20 xildhibaan oo ay ku leeyihiin Galmudugta cusub...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs