Sunday, May 19, 2024

(Sawirro) Qoor-qoor oo la siiyey shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa diiwaan-geliyay musharax Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Musharaxan oo u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa guddigu waxay...

Xildhibaanada Galmudug oo hal arin Darteed aan ugu farxsaneyn Doorashada Dhaceysa !(Ogow)

Sida ay horey u shaaciyeen guddiga Qaban qaabada Doorashada waxaa maalinta khamiista ee ku beegan 30-ka bishan Janaayo magaalada Dhuusomareeb ka dhaceysa Doorashada Madaxweynaha...

Shiikh Shaakir oo cadeeyey xilalka Ahlu sunna dooneyso in laga siiyo Galmudug

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay iney doonayaan in ururkiisa jagooyinka sare ee Galmudug wax laga siiyo. Waxaa uu ka digay...

Geeri Naxdin leh oo caawa ka dhacday xaflad Aroos ka socotay Magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay caawa ku geeriyootay Gabar la sheegay inay xaflad Aroos ka ciyaareysay. Goob...

Dowlada oo diiday Codsi layaab leh oo ka yimid hogaanka sare ee Ahlu Sunna...

Dadaalo lagu doonayay in lagu xaliyo xiisada siyaasadeed ee xiligan ka taagan doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa guul dareestay ,kadib markii kooxda...

Ahlu Sunna oo shaacisay iney Maamul ka madax banaan DF ka dhiseyso Galmudug

Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa mar kale waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka ay afduubatey howlaha doorashooyinka ee ka socda Dhuusamareeb,isla markaana ay baal martey hehsiiskii ay...

Gabdho Qurux badan oo qeyb ka ah Olalaha musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo...

(Sawirro) Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo mar kale xilkaas isku soo taagay

Guddiga farsamada doorashada Galmudug ayaa maanta shahaadada musharaxnimada gudoonsiiyey Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey. Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug ayaa...

Musharixiin Shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Afar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shuruudo adag waxa ay ku xireen ka qeybgalka doorashada la filayo in dhawaan...

Ahlu Sunna oo bilowday Gor gortan cusub si ay u ogolaadaan Doorashada Galmudug

Kooxda Ahlu sunna oo tiro xildhibaano ah ku leh Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa hada caqabad ku noqotay habsami u socodka doorashada Madaxweynaha Galmudug...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs