Saturday, May 18, 2024

Xildhibaanada Galmudug oo qorshe culus damacsan iyo shirar hooe oo socda

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in isbadal loogu sameeyo qodobo kamid...

Sheekh Shaakir oo la kulmay Saraakiisha hogaamisa ciidamada Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan koox taageersan magaalada Dhuusomareeb ugu doorteen in uu yahay Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa caawa kulan gaar ah...

Xaaf oo si adag ula hadlay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa looga hadlay qoraal dhawaan kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya. Madaxweyne...

Shiikh Shaakir oo amar siiyey Wasiiradii hore ee Galmudug, baaqna u diray DF (Akhriso)

Shiikh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu Sunna u dooratay Madaxweynaha Galmudug ayaa amray wasiiradii maamulkii hore ee Galmudug inay howlahooda si caadi ah u...

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo la kulmay Saraakiil katirsan AMISOM (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta xarunta Madaxtooyada u ah kulan gaar ah kula qaatay saraakiil katirsan...

Qoor Qoor oo la kulmay Dhalinyaro ka qeyb qaadatay Olalihiisa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay Madaxtooyada KMG ee maamulka Galmudug kulan kula qaatay dhalinyaro kasoo jeeda deegaanada kala duwan...

Qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug oo ka habaarsaday Odayaashii soo xulay !!

Magaalada Dhuusomareeb waxaa kusoo idlaaday doorashada Hogaanka cusub ee Galmudug, waxaana isbuucan la doortay Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa halka Gudoonka baarlamaanka horey loo doortay. Dhismaha...

Sheekh Shaakir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Doorashadii uu ku guuleestay Qoor Qoor

Madaxii Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uusan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii Axadii ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Galmudug (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Dowlad-Goboleedka...

Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs