Saturday, May 4, 2024

Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga...

Ciidamada booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dil maalmo kahor degmadaasi loogu...

Weerar khasaaro dhimasho dhaliyay oo ka dhacay magaalada Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon wali heebtooda la garan halkaasi dil iyo...

Dhalinyaro katimid Hargeysa oo dooneysay in ay ku biiraan Al Shabaab oo la qabtay

Ciidamada booliiska dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo dhalinyaro ah oo ka timid magaalada Hargeysa, kuwaa oo la sheegay in...

Maamulka Galmudug oo amaro cusub ku soo rogay ganacsatada Qaadka (Akhriso)

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa mar kale amar ka soo saartay Qaadka yimaada degaanada Galmudug, iyadoo wasaaraddu ugu yeertay ganacsatada Qaadka ka soo dajiya Garoomada...

Guddigii farsamada ee dhismaha Golayaasha deegaanka Galmudug oo lakala diray

Wasaarada Arimaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa kala dirtay guddigii farsamada ee dhismaha golayaasha deegaanka Galmudug, kadib khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay qaar...

Madaxweynaha Galmudug oo Taageero kala duwan loo balan qaaday (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Barlenge. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye "Qoorqoor" oo maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulamo kala duwan la qaatay maamulka iyo bulshada...

(Sawirro) Qoorqoor oo shacabka Gaalkacyo kala qeyb galay aaska Marxuum Sh. Cali Dheere

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta magaalada Gaalkacyo uga qeybgalay aaska Allaha u naxariistee marxuum Sheikh Cali Axmed Farax (Shiikh...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku mashquulsan xalinta Xiisad ka dhalatay Dilka Sheekh Cali Dheere

Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi ka wada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka...

Galmudug oo ka hadashay dil Shiikh Cali Dheere loogu geystay Gaalkacyo

Wasaarada Amniga Galmudug ayaa ka tacsiyadeysay dilkii Samafale Sheekh Cali Dheere loogu geystay shalay magaalada Gaalkacyo, iyadoo guddi baaris oo madax banaan u magacaabaysa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs