Saturday, April 27, 2024

Sargaal katirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowlada Soomaaliya

Sargaal la sheegay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab ee ka howlgasha gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Ceelbuur ayaa isku soo dhiibay ciidanka milatariga...

DEG DEG: Al-Shabaab oo mar kale la wareegtay degaanada Camaara & Bacaadweyne

Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday degaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug, Kadib markii ay iskood uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...

Dil ka dhax dhacay gudaha Saldhiga Booliiska Dhuusomareeb iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in gudaha saldhiga magaaladaasi uu ka dhacay dil loo geestay askari katirsanaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo magaalada Muqdisho kula kulmay Magatte Guisse

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa  Muqdishu kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR Mr....

Banaan bax looga soo horjeeday Al Shabaab oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday kooxda Al Shabaab ee dagaalka ka wada...

Xukun lagu riday nin Kufsi iyo Afduub u geestay Gabar yar oo lix Sano...

Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun xabsi ah iyo ganaax ku riday nin dhalinyaro ah oo lagu helay in falal isugu jiray afduub iyo...

Maamulka Galmudug oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay degaanka Camaara

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasoo muddo kooban ay soo galeen Al-Shabaab Warbaahinta dawladda...

Al Shabaab oo Weerar Qarax lu bilowday saakay ku qaaday Deegaanka Camaara

Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ku...

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo soo saaray wareegtooyin iska soo horjeeda (Akhriso)

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maamul cusub u magacaabay Degaanka  Xiro Dhagaxley ka dib wareegto uu soo saaray Hase ahaatee...

Madaxweyne goboleedkii 2aad oo Muqdisho u yimid shirka Golaha wada tashiga (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn Garoonka Diyaaradaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs