Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Guriceel iyo meydad yaala xaafadaha qaar

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Guriceel oo sadexdii maalin ee lasoo dhaafay ka socdeen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada federaalka...

Fiqi oo isbarbar-dhig ku sameeyey farqiga u dhexeeya Qoorqoor iyo Deni

Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa isbarbardhig ku sameeyey talaabooyin ay qaadeen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug. Fiqi oo dhowaan iska casilay xilka...

Dagaal culus oo saakay mar kale ka qarxay Guriceel iyo Warrakii Ugu Dambeeyay

Dagaal xoogan ayaa maalintii sedexaad ka socda magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, dagaalka ayaana saakay ku bilowday madaafiic iyadoona markii dambe isku bedelay mid...

Faahfaahin:Tiro Madaafiic ah oo ku habsatay Isbitaalka degmada Guriceel (Sawirro)

Iyadoo dagaalo culus ay weli ka socdaan degmada Guriceel ayaa ayaa wararkii ugu dambeeyey ee halkaas naga soo gaaray waxay sheegayaan in tiri madaafiic...

Hogaanka Ahlu Sunna oo codsaday in Xabada laga joojiyo fursad ay ku baxaana la...

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka socdo dhinaca Waqooyi ee magaaladaasi gaar ahaan halka loo yaqaan Jaamacada ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Guriceel iyo Maamulka Galmudug oo War cusub soo saaray

Magaalada Guriceel waxaa wali ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada Federaalka ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo ciidamo u badan maleeshiyaad oo...

Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay rag Ahlu Sunna u dagaalamayay (Sawirro)

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa magaalada Guriceel ku qabtay qaar kamid ah ragii u dagaalamayay kooxda Ahlu Sunna ee dagaalka...

Dagaal culus oo saakay mar kale ka qarxay magaalada Guriceel iyo Wararkii Ugu Dambeeyya

Waxaa saakay mar kale magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya...

Ciidanka Ahlu sunna oo dib ula wareegay degmada Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey

Ciidanka Ahlusunna ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal oo qaraar uu ka dhacay gudaha degmadaas. Qabasashada...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo la wareegay Saldhiga Guriceel iyo Dagaalka oo…

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen saldhiga booliiska magaalada Guriceel oo horey gacanta kooxda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs