Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay 5-Kursi oo katirsan Golaha Shacabka oo la dooranayo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo magaalada Dhuusomareeb loogu sameeyay Ra'isul Wasaare Rooble ayuu...

Rooble oo kormeeray xarumaha guddiga Doorashada iyo Amniga Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Max'ed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Guddiga Doorashooyinka Galmudug iyo xarunta Amniga doorashooyinka. Rooble ayaa u ugu kuurgalay diyaargarowga howlaha doorashooyinka,...

Qarax Khasaaro xoogan gaarsiiyay dad isku aqoys ah oo ka dhacay magaalada Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay dad isku qoys ah. Qaraxa ayaa...

Cabdi Qeybdiid iyo Cabdi Xareed oo goordhaw Noqday Senataro kadib markii loo tanaasulay

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka dhacday doorasdhada labada Xubnood ee ugu dambeeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada ka...

Ciidamada Galmudug oo gacanta kusoo dhigay Rag dilal geestay oo baxsad ku jiray (Sawirro)

Ciidamada amaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeesan oo la sheegay in dilal ka geestay degaan lagu magacaabo Dhagtuur oo kuyaala...

Doorasho Natiijadeeda lasii og yahay oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusomareeb

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada labada kursi ee ugu dambeeya kuraasta...

Miisaaniyada Maamulka Galmudug ee sanadka 2022 oo la ansixiyey (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Jadwalka Doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Qoraal kasoo baxay guddiga...

Ahlu Sunna oo dooneysa in Ra’isul Wasaare ka noqoto Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha guud ee kooxda Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arimo dhoor ah ay kamid...

Madaxweyne Qoorqoor oo Barnaamij cusub ka daahfuray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs