Wednesday, May 15, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ciidamada dowlada oo …

Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib...

Qoor Qoor oo kulan iscafin ah isugu Keenay CC Warsame, Kulane Jiis & Saadaq...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran isugu keenay xubno ka mid ah Xildhibaanada gollaha shacabka...

Faahfaahin:Tiro Madaafiic ah oo ku habsatay Isbitaalka degmada Guriceel (Sawirro)

Iyadoo dagaalo culus ay weli ka socdaan degmada Guriceel ayaa ayaa wararkii ugu dambeeyey ee halkaas naga soo gaaray waxay sheegayaan in tiri madaafiic...

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha oo mar kale loo doortay Xildhibaan (Daawo Sawirro)

Koonfurta Magaalada ee gobolka Mudug maamulka Galmudug waxaa ka socota doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka...

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymo kale oo ka dhacay gobolka Mudug

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika AFRICOM ayaa looga hadlay duqeymo xalay mar kale laga geystay degaano ka tirsan gobolka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo amray in dalka si deg deg ah ugu soo laabtaan...

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii...

Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xariga kajaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug kadib munaasabad lagu qabtay...

Daawo Sawirada: Xarunta la dejinayo Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ka socda diyaar garow loogu jiro soo xulista Xildhibaanada cusub ee Baarlaaanka Galmudug, kuwaa oo iyana soo...

Maamulka Galmudug oo soo saaray amar ka dhan ah dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuuso Mareeb iyo Gariceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu amar kusoo rogay dadka kasoo jeeda deegaanada...

Farmaajo oo la kulmay, Madaxda Ahlu sunna & Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho, kaddib markii uu xalay kusoo xiray magaalada Dhuusamareeb wajiga...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs