DAAWO TOOS: Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo bilaabatay

Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhow ka bilaabatay doorashada Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ka dib markii ay soo idlaalatay doorashadii Madaxweynaha oo uu ku guuleystay Axmed...

Ciidamada Dowlada oo Dhuusomareeb ku xiray Masuul katirsanaa Kooxda Ahlu Sunna

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee...

Galmudug oo Hogaanka Ahlu Sunna ku tilmaantay kuwa aan Hadaf laheyn Digniina u dirtay...

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hogaanka Ahlu sunna ee laga awood roonaaday ay yihiin kuwa...

Fiqi & xubno kale oo qaaday Isbaarooyin yiilay Koonfurta Gaalkacyo (Sawirro)

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa ku guulaystay in ay qaado isbaarooyinkii yaallay Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo...

(Akhriso) War-Murtiyeed 8 qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ka dib kulamo...

(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya. Mashruucan oo...

Cali Guudlaawe oo si wayn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo arimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate...

Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Galmudug (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey 6 ka mid ah liiska musharaxiinta ku tartamaya 8 kursi oo ay Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Ahlu sunna

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya dagaal maanta ciidamada Galmudug iyo kuwo taabacsan ahlu suna ku dhexmaray deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs