Wednesday, May 8, 2024

Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey hal arrin (Xog hoose)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kulan albaabadu u xiran yihiin oo maanta Dhuusamareeb ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda...

Mashaqo naxdin leh oo caawa ka dhacday Dhuusamareeb & dad ku naf waayey

Mashaqo sababtay dhimasho ayaa caawa la soo sheegayaa iney ka dhacday xaafad ku taalla magaalada Dhuusamareeb ka dib markii labo qof ay ku dhinteen...

 Wakiilo katirsan Beesha Caalaamka oo maanta kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Ujeedka socdaalkooda

Wakiilo katirsan beesha caalamka ayaa lagu wadaa in maanta gaaraan magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, waxa ayna wakiiladan la kulmi doonaan madaxweynaha...

Qoorqoor oo Magacaabay Taliyaha amniga doorashooyinka & xasilinta Galmudug

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Qoor-qoor ayaa goor-dhow u magacaabey General Mascuud Maxamed Warsame, Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka. Jen. Mascuud oo ka tirsanaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo u jabaabay dadka dhaleeceenaya Doorashadii ka dhacday Galmudug

Siyaasiyiin iyo musharaxiin laga reebay liiska doorashada Aqalka Sare ee dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa dhaliilay qaabka ay doorashadaasi u...

Diyaarado wada ciidamo badan oo ka degay Dhuusomareeb iyo abaabul xoogan oo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u...

Ciidanka Ahlu sunna oo dib ula wareegay degmada Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey

Ciidanka Ahlusunna ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal oo qaraar uu ka dhacay gudaha degmadaas. Qabasashada...

Miisaaniyada Maamulka Galmudug ee sanadka 2022 oo la ansixiyey (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa...

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada Kuraas lagu dooranayo Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa caawa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya afar kamid kuraasta gollaha shacabka oo deegaan...

Doorasho tartan adag loo galay oo caawa ka dhacday Gaalkacyo (Yaa ku guuleystay)

Waxaa caawa la soo gabagabeeyey tirinta codadka ergadii dooraneysay xildhibaanka qaadanaya kursiga HOP095 oo caawa ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Cabdiraxmaan...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs