Ogow Ujeedka Baydhabo u tageen Gudoomiyaasha Baarlamaanka Somalia iyo Jabuuti (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Madaxweyne Laftagareen oo Shahaado sharaf siiyay Guddiga doorashada KG (Sawirro)

Waxaa xalay magaalada Baydhabo  ka dhacday munaasabad casho ah oo shahaado sharaf lagu gudoonsiinayay sidoo kale loogu mahadcelinayay guddiga doorashada iyo xallinta khilaafaadka doorashada...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

Laftagareen iyo Qoor-qoor oo ka qeyb galay shir Wadatashi ah oo Baydhabo ka socda...

Madaxda maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Abdi Kaariye Qoor-qoor ayaa ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka...

Madaxweyne Laftagareen oo kusii jeeda Kismaayo iyo Ujeedka Safarkiisa oo la ogaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saacadaha soo aadan kusii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Qaban qaabada...

Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda...

Ciidamada Dowlada oo toogtay Nin gowracay Xaaskiisa oo Xaamilo aheyd !!

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa tuulo hoostagta deegaanka NO-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose, ku dilay nin la sheegay in maanta halkaasi ku gowracay xaaskiisa oo...

Dagaal culus oo degmada Diinsoor ku dhax maray Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Itoobiya ee saldhig ku...

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wareegtada kasoo...

Dayuuradii ugu horeysay oo ka degtay garoonka cusub ee degmada Baraawe (Sawirro)

Garoonka Dayuuradaha cusub ee degmada Baraawe oo mudooyinkan dhisme uu ka socday ayaa waxaa maanta ku degtay Dayuuradii ugu horeysay oo nooceedu yahay Fokker. Garoonka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs