Saturday, May 18, 2024

Madaxweyne Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray degmada Baraawe. Wafdiga Laftagareen ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Baraawe ku...

Doorasho beri ka dhaceysa Baydhabo iyo 12 musharax oo isku taagay (Magacyada)

Guddiga doorashada Koonfur galbeed ayaa shaaciyey magacyada 12 musharax oo isku taagay doorashada 6 ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo lagu qabanayo maalinta...

Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Baladul...

Dagaal goor dhow ka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose

Sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray dagaal ayaa saaka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose kaasoo u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed. Dagaalka...

Taliska Booliska K/Galbeed oo amar culus ka soo saaray Magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Booliska K/Galbeed Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada amniga ee ku sugan Baydhabo. Col.Mahad ayaa amar ku siiyey...

(Sawirro) Nin isku diyaarinayey weerar isqarxin ah oo lagu qabtay Baydhabo

Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Nin xirnaa jaakad miineysan oo ay sheegeen inuu doonayay inuu fuliyo qarax ismiidaamin ah Ninkan...

Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay doon ay adeegsan jireen Al Shabaab

Ciidamada kumanaadooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gorgor ayaa howlgal qorsheesan oo ka dhan ah Al Shabaab waxa ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire...

Dowlada oo War kasoo saartay Howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al Shabaab

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgalo khasaaro dhaliyay oo ciidamada dowlada Soomaaliya ka fuliyeen gobolka Baay. Howlgalka oo...

(Sawirro) Maxaa ka jira in Meydadka dad u dhintay COVID-19 lagu gubay Hargeysa?

Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in halkaas lagu gubay Meydadka dad la sheegay iney u dhinteen...

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo talo muhiim ah siiyey Laftagareen

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed ka dib muddo kororsigii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs