Tuesday, May 21, 2024

Rabshado xoogan oo mar kale ka bilowday magaalada Baydhabo iyo Isgaarsiinta oo la jaray

Wararka ka imaanaya magalaada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goordhaw mar kale magaaladaasi dib uga bilowdeen banaan baxyo...

Kulan uu qabsan lahaa Xisbiga UPD ee uu hogaamiyo Xasan Shiikh oo la joojiyey

Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay inuu joojiyey seminaar Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh...

Shacab Khasaare ka soo gaaray duqeymihii ka dhacay Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay dayuurado dagaal oo xalay saqdhii dhexe duqeymo ka geystay degaano ka tirsan gobolka...

Waa imisa lacagta Madaxweyne Trump soo gashay Sanadkii hore ee 2018?

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sameeyey dakhli ah 434 milyan oo dollar sanadii 2018, sida ku cad warbixin uu ugu gudbiyey Xafiiska Anshaxa Dowladda...

Sawirada Ra’isul Wasaare Kheyre oo lagu dhajiyay Wadooyinka Baydhabo iyo Sababta keentay

Magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo la filayo...

Wasiiro katirsan Koonfur Galbeed oo xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka qaaday qaar kamid ah golihiisa Wasiirada, waxa uuna Madaxweynaha durba magacaabay...

Wararkii ugu dambeeyey shacab ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel...

Lafgareen oo guddoomiye cusub u magacaabay Maamulka gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafgareen) ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) Wareegto ka soo baxday xafiiska...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid fiqi ayaa Salaada Ciidul Fidriga Madaxtooyada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs