Friday, May 17, 2024

Gudoomiye Mursal oo Xal u raadinaya Dhibaatadii ka dhacday Baydhabo (Daawo Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Waxgaradka Baydhabo si xal looga gaaro dhibaatadii ka...

Cabdulaahi Cali Waafow oo loo magacaabay Gudoomiye Degmo (Akhriso Digreeto)

Wareegto maanta oo Isniin ah ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib uheshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed...

Ciidamada Danab oo saakay la wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa saakay howlgalo ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaal Degmo iyo Odayaal (Daawo Sawirada)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa ka xog wareystay...

(Sawirro) Saraakiil British ah oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka

Taliyaha Qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray cutubyo katirsan ciidanka xoogga dalka oo...

Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed  lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Wasiiro xil ka qaadis lagu sameeyey iyo kuwo cusub oo la Magabaacay (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada isagoo kuwa cusubna  magacaabay. Wareegto ka...

Madaxweyne Lafta Gareen oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo Doorashada

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo ismari waaga iyo khilaafka ka taagan bilaabashada doorashada...

Madaxweyne Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Nigeria

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka ambabaxay galabta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho isagoo ku...

Gaari Dameero Raashin u waday Degmo Go’doon ku jirta oo la gubay (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa lagu eedeeyay in ay gubeen gaari dameero raashin kala duwan u waday degmada Waajid ee gobolka Bakool oo kamid...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs