Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xero barakac iyo Isbitaal (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo...

Muxuu Abaanduulaha cusub ee XDS ku soo arkay furumaha dagaalka ee Magaalada Marko? (Daawo...

Abaanduullaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha...

Dayuurad Baydhabo ka dejisay gaadiid aysan xabadu karin & ilaalo hubeysan

Dayuurad magaalada Muqdisho ka qaaday gaadiidka aaney xabadu Karin ee Bulletproof-ka loo yaqaano iyo ilaalo hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe ka degtay magaalada Baydhabo. Wararka...

(Akhriso) Musharaxiin Baydhabo ka soo saaray War ku saabsan doorashada K/Galbeed

Sideed ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda Koonfur Galbeed ayaa war ka soo saaray Doorashada Maamulkaasi. Musharixiinta warka soo saaray oo aysan ku...

Dowlada Federaalka oo la sheegay in fara galin ku heyso doorashada Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo dhoor mar dib u dhacday iyo fara galin la sheegay...

Dad badan oo hor tuban Saldhiga booliiska magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska magaalada Baydhabo ayaa sabtidii lasoo dhaafay xir xiray dad aad u badan oo ka qeyb qaadanayay banaan baxyo rabshado watay oo maalmihii...

Al Shabaab oo shaacisay tirada ciidamada Itoobiya uga dileen Weerarkii maanta

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ay...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay gobolka Shabeellaha hoose (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddoomiye cusub Gobolka Shabeellaha hoose Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo si adag uga hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay...

Raisul Wasaaraha Somalia oo booqday ciidamo uu tababar uga socdo Baydhabo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs