Friday, April 26, 2024

Qaraxyo loo diyaariyey Beladweyne oo la sheegay in la fashiliyey (Daawo Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Qaybta 27aad ayaa la sheegay iney fashiliyeen isku day lagu diyaarinayay qaraxyo ka dhaca magaalada Belad-weyne ka dib howl ay...

Sargaal katirsan Ciidanka Milatariga oo saakay la dilay iyo howlgalo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay kooxo biskoolado ku hubeesan xaafada Howl Wadaag ku dileen sargaal katirsanaa...

Labo Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Deegaano katirsan gobolka Sh/Dhaxe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in labo dhacdo oo dadka argagax badan ku abuuray siyabao kala duwan uga dhaceen Deegaano hoostaga...

Baaritaan guri guri ah oo ka socda Xaafadaha Belad-weyne & Sababta ka dambeysa

Ciidamada dowladda ayaa maanta ka wada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan howlgal iyo baaritaanno guri guri ah oo ka socda xaafadaha magaalada oo dhan. Howlgalkan...

Labo qof oo goor dhow lagu dilay Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada iyo qof shacab ah ayaa wax yar ka hor salaada maqrib  lagu dilay magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan. Weerarkan ayaa...

Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan ah oo howlgal gaar ah ku dilay 35-dagaalyahan

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ku dileen dagaalyahano katirsan kooxda...

Dibed-bax ka dhan ah Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dhacay Beladweyne (Sawirro)

Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax cabasho ah oo looga soo horjeedo maamulka gobolka. Dadka dibed-baxa dhigayey oo u...

Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday qeybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...

Golaha Badbaadaba Hirshabelle oo u Mahad celiyay Madaxda Dowlada Federaalka iyo …

Gudiga Fulinta Golaha Badbaadaba Hirshabeelle, oo shir isugu yimid, uuna shir gudoominayay Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa u mahad-naqay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo,...

Daawo Sawirada: Degmada Warsheekh oo yeelaneysa Golle Deegaan

Munaasabad lagu daah furaayay barnaamishka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Warsheekh ee Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa lagu qabtay xarunta degmada Warshiiq. Munaasabada oo ay soo qaban...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs