Monday, May 20, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo xal loogu raadinayo Khilaafka Guudlaawe iyo Dabageed oo socda

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socda kulamo xal loogu raadinayo khilaaf dhinaca doorashada oo soo kala dhax galay Madaxweynaha Hirshabelle Cali...

Guddiga soo xulista ergada labo kursi oo Jowhar lagu dooranayo oo la shaaciyay

Guddiga Hirgalinta Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada dooraneysa labada kursi ee tirsigoodu yahay HoP024 iyo HoP106 kuwaa oo  lagu...

Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana...

Dowladda oo sheegtay in xubno badan Al Shabaab looga dilay dagaalkii Ceel Qooxle

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya, oo garabsanaya maleeshiyaad macawuusley ah iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Ceel-Qooxle oo...

Ciidamo isku abaabulay dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa lagu soo bandhigay ciidamo kuwa deegaanka ah oo loo diyaarinayo dagaal ay la galaan dagaalyahanada Al Shabaab...

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Xaliimo Cabdullaahi Fiidow booskeedana nin u magacaabay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii rugta ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hirshabeelle Marwo Xaliimo Cabdullaahi...

Madaxweyne Waare oo galabta ka dhawaajiyay hadalo aan horey looga baran !!

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta magaalada Muqdisho kasoo dagay ayaa weerar culus oo dhinaca afka ah oon horey looga baran ku...

Kheyre oo maanta booqasho ku tagaya mid kamid ah xarumaha maamul goboleedyada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin katirsan labada Golle ee dowlada ayaa maanta lagu wadaa in ay tagaan magaalada Jowhar ee...

Al-Shabaab oo caawa weerartay degmada Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo Xoogag taabacsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu yimid...

Wasiirada Amniga iyo Waxbarashada oo Jowhar gaaray iyo Warar kala duwan oo …

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdulaahi Goodax Barre ay wehliyaan Xildhibaano ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs