Ciidamada Dowladda oo kaabiga ku haya Deegaan Muhiim ah oo Al Shabaab joogaan

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in kaabiga ku hayaan deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Maxaas oo kordhay iyo dad isku qoys ahaa oo ku...

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud, waxaana...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo loogu baaqay in uu Is casilo (Daawo Sawirada)

Shir ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Buula-burte ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Hirshabeelle in uu is casilo, kadib markii...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe

Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al...

Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa...

Nin gabar 9 jir ah ku kufsaday Belad-weyne iyo Maamulka oo ka hadlay

Booliska Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa baadi goobaya Nin la sheegay inuu Gabar 9 sano jir ah ku kufsaday Magaalada. Guddoomiyaha Magalada Baladweyne Maxamed...

Madaxweyne Waare oo deg deg ugu laabtay Belad-Weyn & dibed-baxyo lagala hor yimid

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugnaa maalmahan dalka Kenya ayaa safar deg deg ah ugu laabtay Magaalada Beled-weyne oo maalmahan ay...

Xildhibaano go’aan adag ka soo saaray dhismaha Golaha Deegaanka Hirshabelle (Akhriso)

Xildhibaanada Beesha Baadicade ku matala Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maalmihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan lahaa ayaa go'aano adag kasoo saaray dhismaha Golaha Deegaanka...

Aabe wiilkiisa ku gowracay Magaalada Jowhar oo gacanta lagu soo dhigay (Sawirro)

Booliska Magaalada Jowhar ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe Wiil uu dhalay xalay ku gowracay magaaladaas, ka dibna baxsaday. Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Jowhar Max'ed...

Faafhaahin: Dilkii caawa Jowhar loogu geystay Wasiirka Beeraha Hirshabelle

Wasiirkii Beeraha ee dowlad goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Cabdiqaadir Abuukar Karaani ayaa caawa lagu dilay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Cabdiqaadir Abuukar Karaani ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs