Thursday, May 9, 2024

Diyaarad waday Ciidamo isugu jira Haramcad iyo Gorgor oo ka degtay Baladweyne

Diyaarad waday ciidamado si gaar ah u tababaran oo katirsan guutooyinka Haramcad iyo Gorgor ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee kuyaala...

Sargaal Ciidan oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulka Hirsahabelle. Sargaalka...

Hirshabelle oo War ka soo saartay go’aankii lagu joojiyey kursiga loo doortay Fahad Yaasiin

Madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabelle qoraal kasoo baxay ayaa looga hadlay go'aankii guddiga doorashada heer fedeeaal liiska xildhibaanada labada aqal ay shaaciyeen uga reebeen Fahad...

Cali Guudlaawe oo dalka kusoo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socday ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka gara ahaan Muqdisho, kadib howlo...

Madaxweyne Guudlaawe oo Shaaciyay Magacyada deegaanada Al Shabaab laga saaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ka...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo loo diray Masaajid Cali Gaduud iyo Howlgalo …

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa deegaanka ayaa ku guuldareestay in ay gacanta ku dhigaan muddo isbuuc ah deegaanka Masaajid Cali Gaduud...

Qaraxyo ka dhacay Buulo Burte iyo Jalalaqsi iyo Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay (Sawirro)

Qaraxyo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Buula Burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ,waxaana qaraxyadn loo adeegsaday...

Meydka nin uu dilay askari ka tirsan ciidamada dowlada oo la diiday in la...

Ehelada nin bajaajle ahaa oo maanta lagu dilay magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan  ayaa diiday in la aaso meydka wiilkooda. Waxay sheegeen in meydka ninka...

Madaxweyne Waare oo kala fur furay Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay iyo Xeylada uu …

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, kadib markii Xildhibaano magaaladaasi ku sugan Mooshin ka...

Iska horimaad xooggan oo ka dhacay Magaalada Jowhar iyo khasaare ka dhashay

Iska horimaad  culus ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Jowhar kaasoo dhexmaray ciidamada Maamulka Hirshabelle iyo ciidamo ilaalo u ah guddoomiye ku-xigeenkii hore ee...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs