Reer Galbeedka iyo dalal Islaam ah oo ka carooday go’aan ka soo baxay Taliban

Maamulka Islaamiga ah ee Taliban ayaa waxay ku dhawaaqeen in hablaha laga xayiray waxbarashada sare illaa uu ka soo baxayo amar dambe. Turkey iyo Sacuudiga...

Askar ka tirsan Milateriga Jabuuti oo laga sii daayey afduub loo heystay

Lix askari oo ka tirsan ciidanka Jabuuti oo ay afduub u haystay jabhadda mucaaraadka ah ayaa la siidaayay. Siidaynta askartan ayaa waxaa shaaca ka qaaday...

Xamse Barre oo dhoor Wasiir ka guddoomay ballanqaadka qorshe Howleedka sannadka cusub (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaan Ilhan Cumar oo maanta Garawe ka degtay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka, taasi oo booqasho maalmo...

Sheekh Aadan Madoobe oo arrimaha Shirka Dib u heshiisiinta KG kala hadlay Kiki Gbeho...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xafiiska...

Duqa Muqdisho oo xerada Xalane kula kulmay Larry Andre ( Daawo Sawirro)

Gudddomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta xerada Xalane kulan la qaatay safiirka Dawladda Mareeykanka u joogo Soomaaliya Larry Andre. Kulankaan...

Ilhan Cumar oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Daawo Sawirada)

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ah gabar asalkeedu Soomaali yahay, balse katirsan oo ka tirsan Koonagreeska Mareykanka ayaa maanta soo gaartay magaalada Garawe ee caasimadda dowlad...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Deegaanka oo goordhaw la wareegay Deegaanka Ruun Nirgood

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa goordhaw la wareegay deegaanka Ruun Nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, deegaankan ayaana sannado badan...

Sargaal Ciidan iyo qaar kamid ah ilaaladiisa oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo...

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in duleedka degmadaasi qarax ka dhacay lagu dilay sargaal ciidan oo katirsanaa milatariga...

Malaaq Xasan Gaalle Xuseen oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay geeridiida

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Koonfur Galbeed,...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs