Friday, May 17, 2024

Halkan ka Akhriso : Bayaan Culimada Soomaaliyeed kasoo saareen Khilaafka Siyaasadeed

Hay'ada Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan ka jira dalka, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay ilaashadaan Diintooda...

Siyaasadda Xirig-Jiidka Soomaaliya iyo Horumarka Dhaqaalaha   

Saaxilka Badwaynta Hindiya waxaa ka dhacaya dabayl wadata isbedel horumar-dhaqaale. Waxaa iswaydiin muddan, sidee Soomaaliya ay uga faa’iideysan kartaa isbedelkaas?  Sideese looga gudbi karaa siyaasadda...

Dowlada Somalia oo Faah faahin ka bixisay Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Qeybdiid

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ku...

Dibad baxyo Rabshada wata oo kusii fidaya Iran iyo Ciidamada oo Awood adeegsanaya (Daawo...

Dibad baxyo xoogan ay dhigayaan shacabka Iran ayaa kusii faafaya magaalooyin kuyaala dalka Iran, ciidamada booliiska iyo kuwa Milatariga ayaa dadka banaan baxa dhigaya...

War Deg Deg Ah : Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo...

Waxaa goordhaw qarax xoogan uu ka dhacay inta u dhaxeysa xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Xerada Guul Wadayaasha oo kutaala Laamiga Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Sida...

Maxamed Mursi oo mar kale Xukun lagu riday iyo dambi cusub oo lagu helay

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa mar kale lasoo taagay Maxkamad, waxaana lagu eedeeyay Madaxweynihii sida sharciga loo soo doortay in uu...

Nin si xeeladeysan ku dhacay lacag Malaayiin Dollar gaareysa oo Xukun yaab leh lagu...

Maxkamad ku taalla Thailand ayaa nin Turufatoore ah ku xukuntay in ka badan 13,000 kun oo sano oo xabsi ah ka dib markii lagu...

Webiga Shabeelle oo mar kale xaalad adag ay soo wajahday (Daawo Sawirro)

Webiga Shabelle oo ka mid ah labada webi ee mara dalkeena Soomaaliya ayaa mar kale waxaa soo wajahay xaalad adag ka dib markii ay...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo xilal sare u magacaabay dad sanado ka hor...

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada. Magacaabidda dhowr qof uu u magacaabay madaxweynaha hay'ado dawli...

Masuuliyiin booqatay guriga Senator Cabdi Qeybdiid, soona arkay dhibaatadii dhacday (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa galabta booqday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ciidamo ka tirsan dowladda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs