Tuesday, May 14, 2024

Iska horimaad Gaalkacyo ku dhexmaray Maleeshiyo kala taabacsan Puntland & Galmudug

Suuqa weyn ee ku yaalla bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa barqanimadii maanta waxaa ka dhacay iska horimaad geystay khasaare isugu jira...

Axmed Madoobe oo ka farxiyey ciyaartoyda Xulka Kubadda Cagta Jubbaland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa munaasabad soo dhoweyn ah u sameeyey Xulka kubada cagta Jubbaland ee dhawaan ku guulaystay koobka dowlad-goboleedyada...

Tarsan “Baarlamaanka shaqadii loo doortay ma hayo ganacsi Siyaasadeed ayuu ku jiraa”

La-taliyaha dhinaca Siyaasada ee Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada baarlamaanka qaarkood inay shaqo ka dhigteen hagardaamada iyo cabsi gelinta...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo lala beegsaday Ciidamada AMISOM

Masuuliyiinta degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in askari ka tirsan ciidamada AMISOM uu dhintay ka dib markii qarax miino lala eegtay gaari...

(Daawo Sawirro) Dab qabsaday dhismaha caanka ah ee Kamala Mills oo dad badan laayey

Dab xooggan oo saqdii dhexe ka kacay dhisme ku yaalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa dilay ugu yaraan 14 ruux, sida ay saraakiisha...

Haweeney lagu eedeeyey iney gashay dembiyo dagaal oo xukun adag lagu riday (Daawo Sawirro)

Maxkamad ku taalla dalka Bosnia ayaa 14 sano oo xabsi ah ku xukuntay haweeney loo yaqaan “Gashaantidii nolosha iyo Geerida” dambiyadii dagaal ee ay...

Ciidamo Soomaali iyo Caddaan isugu jira oo xalay howlgal culus ka fuliyey Tuulada Galaawar

Sida ay sheegayaan wararka saaka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose waxaa xalay saqdii dhexe ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwo cadaan ah ay...

Meydadka dad loo malaynayo Soomaali oo laga helay keyn ku taalla gobolka Safola

Mayaddka dad loo maleynayo Soomaali ayaa Axaddii laga helay kayn ku taalla gobolka Sofala ee dalka Mozambique. Dadweynaha ku nool agagaarka goobta mayadka dadkan laga helay...

Ciyaartoy horey caan uga ahaa dunida oo loo doortay Madaxweyne (Daawo Sawirro)

George Weah oo ah Ciyaartoy hore oo kubbada cagta dunida caan ka noqday ayaa la shaaciyey inuu ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee ka dhacday...

Dowladii 3aad ee a tirsan Afrika oo shacabkeeda ka mamnuucday isticmaalka Shiishada

Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas. Wasiirka caafimaadka ee Kenya ayaa ku dhawaaqay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs