Saturday, April 27, 2024

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo kasoo dukaameestay Xarun Ganacsi oo kutaala Boosaaso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay...

Ciidanka Kumaandooska Somalia oo bur buriyay Saldhig Al Shabaab lahaayeen (Daawo Sawirro)

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay Deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana ciidankan la sheegay in ay bur...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Degmada Buur hakaba ee gobolka Bakool ayaa soo bandhigay sargaal ay sheegeen in uu kasoo goostay Xarakada Al Shabaab ,kaa oo isku soo...

Donald Trump oo ka dhawaajiyay hadal laga yax yaxsado oo dad badan ka careesiiyay

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa ka dhawaajiyay hadalo cunsuriyad iyo xishood daro ka muuqato, taa oo dhalisay xasaasiyad iyo caro ka timid dad kala duwan...

Xaliimo Yareey iyo ilaalo la socotay oo galabta lagu xiray magaalada Dhuusa Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi lagu xiray Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Madaxabanaan  Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo...

Dowladaha Somalia iyo Turkiga oo heshiisyo Muhiim ah ku kala saxiixday Magaalada Ankara (Daawo...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guleed (Khadar) iyo dhigiisa dalka Turkiga ayaa maanta ku kala saxiixday Magaalada Ankara heshiis ku saabsan iskaashiga Ganacsiga...

Cudurka Kaduudiye oo kumanaan qof ku soo ritay gobolka Xeebta ee dalka Kenya

Magaalada Mombasa iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka xeebta ee waddanka Kenya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu xanuunka kaduudiyaha ku soo...

Ciidamo Kenyan Ceelwaaq ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Xoogga dalka & xiisad halkaas ka...

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka uu halkaas ka dhacay dagaal khasaare geystay oo dhexmaray ciidamo Kenyan...

Qarax xalay ka dhacay guri ku dhow xarunta degmada Kaaraan & faahfaahino ka soo...

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay xalay guri ku yaalla agagaarka xarunta Maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Warar markii hore soo baxay...

Isbedel lagu sameynayo barta bulshadu ku xiriirto ee Facebook oo lagu dhawaaqay

Maamulka shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday waxay ku sheegtay inuu yahay isbaddel weyn oo diiradda lagu saarayo dib u soo celinta sida ugu wanaagsan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs