Wednesday, May 1, 2024

Al Shabaab oo ka hadashay Sababta ay u weeraraan qaar kamid ah Hoteelada Muqdisho

Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa ka hadlay sababta ay u weeraraan qaar kamid ah Hoteelada waa...

Wasiir Cawad oo Madaxweyne Farmaajo ku matalaya shir maanta furmaya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo”...

Howlgalka Amni ee looga dhawaaqay Muqdisho oo hadal heyn badan dhaliyay

Magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn looga hadal hayaa howlgalka Amni ee xalay uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir , waxaaana la isweediinayaa nuuca...

Hadalkii Ugu Dambeeyay Duuliyihii Waday Diyaaradii Bur burtay ee Itoobiya oo la ogaaday

Warar dheeraad ah oo ku saabsan diyaaraddii burburtay ee ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa sheegaya in la helay xog ku saabsan xaaladdi ugu...

Dab Xoogan oo saakay qabsaday xarumo ganacsi oo kuyaala Guriceel (Daawo Sawirada)

Dab xoogan ayaa qabsaday xarumo ganacsi oo kuyaala Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaana dabka oo ahaa mid xoogan lagu guul dareestay in si...

Howlgal lagu burburiyey Saldhig ay lahaayeen Al-Shabaab oo ka dhacay Sh/hoose

Ciidamada dowladda ayaa sheegay iney burburiyeen saldhig kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Shabeelaha hoose, halkaasoo ciidamadu tilmaameen iney ka soo abaabuli jireen falalka guracan...

Dowladaha Somalia & Itoobiya oo qalinka ku duugay heshiis Is-afgarad (Daawo Sawirro)

Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa  ee Xukuumadda Federalka.  Soomaaliya  Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka Beeraha Itoobiya Mudane Cumar Xuseen,...

Al-Shabaab oo galabta afar nin ku toogatay goob fagaare ah (Magacyada)

Al-Shabaab ayaa galabta fagaare ku yaalla degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku toogteen rag lagu eedeeyay inay u basaasayeen dowlada Somalia iyo...

António Guteres oo Magacaabay ku-simaha Wakiilka Q/Midoobay ee Somalia (UNSOM)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa George Conway u magacaabay inuu noqdo  ku-simaha ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay u qaabilsan...

Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo goor dhow soo gebageboobay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs