Friday, April 26, 2024

António Guteres oo Magacaabay ku-simaha Wakiilka Q/Midoobay ee Somalia (UNSOM)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa George Conway u magacaabay inuu noqdo  ku-simaha ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay u qaabilsan...

Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo goor dhow soo gebageboobay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar...

Howlgal amni oo Muqdisho looga dhawaaqay iyo jidad badan oo la xirayo

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa goor dhow ku dhawaaqay in xaalad amni oo la geliyey Magaalada Muqdisho Yariisow ayaa sheegay in talaabadan...

Dowlada Somalia oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday Xarunta TV-ga Universal

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka hadlay weerarkii Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya saaka ku qaadeen xarunta Telefishinka Universal ee magaalada...

Kulan deg deg ah oo Muqdisho uga socda Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku leh xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho Kulankan oo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu isugu yeeray...

Madixii Al-Shabaab ee gobolka Sh/hoose oo isku soo dhiibay dowlada Somalia (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiysay in Madaxii  Al-Shabaab ugu qaabilsanaa gobolka Sh/hoose Ibraahim Maxamed Bitow iyo askari ka tirsan ilaaladiisa gaarka ah ay isku soo...

Ciidamo loo diyaariyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab & RW Khayre oo kormeeray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta waxa uu xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee general Gordan ku kormeeray...

Xil ka Qaadis lagu sameeyay Wasiiro iyo Agaasimayaal Musuq maasuq loo heesto (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Xilka looga qaaday Wasiiro iyo Agaainayaal katirsanaa maamulkiia, kuwaa oo qaarkood oo loo...

Isbedel lagu sameeyay Qaab Dhismeedka Hogaanka Ciidanka Milatariga (Akhriso)

Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ayaa isbadal cusub ku sameesay qaab dhismeedka Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana xilal loo magacaabay Saraakiil cusub halka Abaanduulihii Ciidanka loo badelay...

Xildhibaan si weyn u taageersanaa Xukuumada Kheyre oo Mucaarad isku bedelay Hanjabaadna hawada u…

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada ugu saameynta badan Golaha shacabka si weyna u taageersanaa Xukuumada uu hogaamiyo Ra'isul Wasaare Kheyre ayaa markan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs