Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Caan ah oo qoranaya Hal Milyan oo Ciidamo u badan Waayeelo !!

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalkaasi ku dari doono hal milyan oo dheeraad ah, waxaana ciidanka cusub laga...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad...

Nin lagu tuhmayo in uu geestay Dilal kala duwan oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa howlgal ay sameeyeen Degmada Shibis ee gobolka Banaadir ku qabtay nin la sheegay in uu katirsan yahay...

Akhriso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Shirkii Qaahira (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka looga hadlayay xaalada dalka Sudan ee shalay ka furmay magaalada Qaahira ee...

Dowlada Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof oo lagu eedeeyey..

Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee...

RW Khayre oo Muqdisho ku soo gebagebeeyey Shirkii culimada Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirwaynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday Muqdisho. Khayre ayaa...

Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho laga soo dejiyey (Daawo Sawirro)

Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii maanta iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa caawa laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan...

(Akhriso) War-Murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii Culimada Soomaaliyeed

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho shirweynihii culimada Soomaaliyeed oo muddo labo cisho ah ka socday magaalada Muqdisho. Shirweynahan oo uu soo xiray Raisul...

Saciid Deni oo Nairoibi kula kulmay danjire Dr. Mohamed Khayat (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr. Mohammed...

Xadkii dhowaan la furay ee dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo mar kale la xiray

Waxaa shalay la xiray goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo ku taalla xadka labada dal gaar ahaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs