Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saakay ka duulay Garoonka Diyaaradaha  magaalada Garoowe iyagoo kusii jeeda...

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay Maxamed Cali Xumud & wafdigiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka...

(Sawirro) Wasiiradii federaalka ee gaaray Boosaaso oo ka warbixiyey kulankii ay la qaateen Deni

Wafdigii uu hoggaaminaayay Wasiirka arimaha dibadda xukuumadda Somalia Axmed Ciise Cawad ee gaaray Boosaaso ayaa dib ugu soo laabtay galabta Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka...

(Sawirro) Dad careysan oo duq Magaalo gaari ku daba xiray, ka dibna jidadka jiiday

Shacabka magaalo yar oo ku taala dalka Mexico ayaa xafiiskiisa ugu dhacay duqii magaalada isla markaana intay ka soo saareen ayey ku daba xireen...

Milateriga Turkiga oo howlgalkii la sugayey ka bilaabay Woqooyiga Siiriya (Sawirro)

Ciidamada Turkiga ayaa billaabay howl-galkii militari ee muddada la qorsheynayey ee Waqooyiga Syria, si looga sifeeyo ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada. Madaxweyne Reccep...

Dayuuurad shil ku gashay garoonka Aadan cadde & Wararkii ugu dambeeyey (Sawirro)

Shil dayuuradeed ayaa galabta ka dhacay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka dib markii dayuurad ay u bixi waayeen lugaha ay soo...

(Sawirro) Farmaajo:”Shacabka qasab laguma hogaamin karo iyadoo federal marmarsiiyo laga dhiganayo”

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu dhiirigelineyso, kana go’an tahay hirgelinta nidaamka federaalka oo uu sheegay iney doorteen shacabka Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa...

Diyaaradii Madaxweyne Deni geyn laheyd magaalada Kismaayo oo ku hakatay Garawe

Safar maanta la filayay in madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa dib u...

Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah u furay kalfadhiga Lixaad ee labada aqal

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane; Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib Laba Bilood oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs