Friday, April 26, 2024

Shir caalami ah oo beri ka furmaya Muqdisho iyo 50 dowladood oo ka qeyb...

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya Somali Partnership Forum ayaa maalinta berri ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo socon doona labo maalin sida ku xusan War-saxaafadeed caawa...

(Sawirro) Taliska Ciidamada Maraykanka oo faahfaahin kla bixiyey weerarkii Bali-doogle

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigga Ballidogle aan wax khasaare ah dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin...

Qaraxyo lagu aasay degaano ka tirsan Sh/hoose oo la fashiliyey (Daawo Sawirro)

Ciidanka Millateriga Soomaaliya ayaa maanta howlgal Miino baaris ah ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose gaar ahaan wadada isku xirta degmada Aw-dheegle iyo...

(Sawirro) RW Khayre oo ka qeyb xaflad taageero ah oo lagu qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda duqa cusub ee Muqdisho,...

Talyaaniga oo ka hadlay weerarkii saaka ciidamadiisa ku qabsaday Muqdisho

Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa xaqiijisay in qarax weyn lala eegtay ciidamo ka tirsan Talyaaniga oo marayey jidka Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Qoraal la soo dhigay...

Dowladda Maraykanka oo War ka soo saartay weerarkii lagu qaaday saldhiga Bali-doogle

Safaarada Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii qaraxyada iyo tooska iskugu jiray ee saaka Al-shabaab ku qaadeen xerada Bali-doogle oo...

Nin 17-sano ah God uga dhuumanayay Booliis oo ugu dambeyn la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Shiimaha ayaa 17-sano kadib ku guuleestay in ay soo qabtaan nin baxsad ahaa , kaa oo la waayay halka uu jaan...

Daawo Sawirada: Khasaaraha ka dhashay qaraxii Muqdisho lagula beegsaday Ciidamo Talyaani ah

Waxaa maanta qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay agagaarka Isgooska Kulliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, qaraxan ayaana...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs