Sunday, May 19, 2024

Ciidamada Ahlu sunna oo qaaday talaabo ka careysiin karta dowlada federaalka

Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ayaa la wareegay Xarunta maamulka Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Xarunta lala wareegay...

Fashil taariikhi ah oo ku dhacay ciyaartii caawa dhexmari laheyd Waaberi & Dharkeynley

Ciyaar Final ah oo caawa lagu waday iney garoonka Eng. Yariisow ee magaalada Muqdisho ku dhexmarto xulalka degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynley ayaa daqiiqadihii ugu...

Rasaas lagu furay guri uu Dhuusamareeb ka degan yahay Shiikh Shaakir

Rasaas ayaa caawa laga maqlay Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlu sunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay...

Madaxweyne Deni oo lagu hor dhaariyey Wasiiro uu shalay Magacaabay (Daawo Sawirro)

Wasiirada Cusub ee uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni magacaabay Oktoobar, 21, 2019 ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe lagu dhaariyey. Maxkamadda...

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci cusub (Sawirro)

Golaha Aqalka Sare BFS ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 3aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1. Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga...

Deni oo kulan Muhiim ah la qaatay Masuuliyiin ka socotay shirkadda CCECC (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe masuuliyiin ka socda shirkadda CCECC oo ay hogaaminayeen...

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Madasha Iskaashiga Afrika & Ruushka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi iyo maalgashi...

Haweeney 50-jeer Qaliin isaga sameesay Wajiga si ay ugu ekaato Aktarad caan ah (Sawirro)

Haweeney u dhalatay dalka Iran oo lagu magacaabo Sahar Tabar, ayaa 50-mar qaliino isaga sameesay wajiga si ay ugu ekaato aktarada caanka ah ee u...

Mashiinka Dowladdu Ku Dhaqaaqdo oo shir uga socdo Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay shirka agaasimayaasha guud oo maalintiisii sedaxaad galay ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs