Tuesday, May 7, 2024

Xildhibaanada Golaha shacabka oo kulankoodii ugu horeeyey ku yeelanaya xarun cusub

Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ee ka tirsan kalfadhiga 6aad ku yeelanaya magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta...

Ciidankii ka dambeeyey dilka taliye Maxaadey oo xabsi lagu guray & baaritaano socda

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey iney xabsiga dhigeen ciidan ku sugnaa Kontrolka Hotelka Naasa hablood-2 ee Muqdisho kuwaasoo ka dambeeyey dilka Taliyihii Ururka...

Maxaa ka jira in 20 dagaalyahan Al-Shabaab looga dilay duleedka degmada Jalalaqsi?

Ugu yaraan 20 xubnood oo la sheegay iney ka tirsanaayeen Xoogagga Al-Shabaab oo la socday gaari caasi ah ayaa lagu dilay weerar qorsheysan oo...

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dil xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay masuul la sheegay inuu ka tirsanaa Maamulka Puntland. Xasan Cabdulle Hiraabe (Xasan Weyne) oo...

Dowlada Kenya oo xil sare u magacawday nin sanad kahor geeriyooday !!

Baraha bulshada iyo Waraahinta dalka Kenya ayaa aad u hadal haya xil sare oo dowlada u magacawday nin sanad kahor geeriyooday, waxa ayna dhacdadan...

Taliye sare oo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo caawa lagu dilay Muqdisho

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay Taliyihii Ururka Gorgor ee Ciidanka kumaandooska Soomaaliya Maxamed Abuukar Saleebaan  (Maxaadeey) iyo qaar kamid ah ciidamo ilaalo ah oo la...

Khayre Iyo Madaxweynaha Bangiga adduunka Oo Kulan Yeeshay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis waxa ay ku yeesheen magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray taallooyin Taariikhi ah (Daawo Muuqaal+ Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iyo Axmed Gurey...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan Kula Yeeshay Washington Wasiirada Maaliyadda Netherland & Talyaaniga(Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kulan kula qaatay wasiirka maaliyadda iyo dhaqaalaha dowladda Talyaaniga, Roberto...

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gudaha Masaajid (Daawo Sawirro)

Dad badan ayaa ku dhintay qarax xoogan oo maanta ka dhacay gudaha masjid kuyaala gobolka ku yaala bariga dalka Afgaanistaan ee Nangarhar, waxaa sidoo kale...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs