Sunday, May 19, 2024

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo...

Cabdi Maxamuud oo dalbaday in xuriyadiisa loo soo celiyo kana hadlay dambiyada loo…

Maxkamad ku taal magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa mar kale waxaa lasoo taagay Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar oo...

Mareykanka oo ku baaqay in laga hortago in Shiinaha uu qabsado Dunida

Dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa waxaa u dhaxeeya dagaal ganacsi iyo mid afka ah, waxaana labada dowladooda mudooyinkii dambe xiriirkooda uu noqonayay mid sii...

Dad ka badan 60-qof oo ku dhintay Tareen dab qabsaday (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa sheegaya in dab xoogan oo qabsaday tareen u kala gooshayay magaalooyinka Karachi iyo Rawalpindi , waxaana dabkan ka dhashay...

Akhriso : Tirada Xildhibaanada cusub ee Galmudug iyo Sida beelaha u qeybsanayaan

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug lagu soo dhiso Baarlamaan cusub uu yeelanayo maamulka halkaasi ka jira, waxaana Baarlamaanka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Su’aal galiyay cida xiligan dalka Xukunta !!

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed hadana ah Hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo shalay Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa isweediiyay...

Muuqaal laga qaaday Weerarkii lagu dilay Hogaamiyaha Daacish oo la baahiyay (Daawo Sawirada)

Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga qaaday howlgalkii lagu dilay dhawaan Hogaamiyihii kooxda Khilaafada Islaamka Daacish ee Abuubakar Al Bagdaadi. Muuqaalka...

Nin Sabab u ahaa Dhimashada Xaaskiisa oo dacwad laga gudbiyay !!

Gabar 21-sano jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa is dishay kadib markii lagu caayay midabkeeda madowga ah, waxaana dadka gabadhaasi midabkeeda ku...

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo digniino culus ka soo saarey Dhuusamareeb (Akhriso)

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug oo caawa shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb Caasimmadda Galmudug ayaa sheegay in mas'uuliyadooda tahay dib u dhiska Galmudug loo dhan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs