Saturday, May 18, 2024

Mooshinka xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump oo cadeymo culus loo helay

Warbixin ay soo saareen guddiga baaritanka ku sameynaya madaxweynaha Mareykanka ayey ku sheegeen in caddeynta loo helay xil ka qaadista Donald Trump ee ah...

C/raxmaan C/shakuur: “DF waxay u ogolaatay Xasan Daahir inuu ku baaqo dilkeyga”

Guddoomiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay nin dowladda Soomaaliya ay u ogolaatay Shiikh Xasan Daahir Aweys oo u xiran inuu ku baaqo...

Xasan Daahir: “C/raxmaan C/shakuur waxaa uu ku dhacay fal kufrinimo ah”

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay xiisad maalmahan ka dhex aloosneyd qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Culimada Soomaaliyeed...

Maxaa ka jira in ku-xigeenkii Abuubakar Al-Baqdaadi gacanta lagu dhigay?

Ku-xigeenkii hogaamiyihii la dilay ee ururka Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi ayaa la sheegay iney gacanta ku-dhigeen Booliska dalka Ciraaq. Ninkan oo magaciisa afgarashada lagu sheegay Abu...

(Sawirro) Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi ka socday Folke Bernadotte Academy

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa xalay fiidkii casho sharaf u sameeyay wafdi Swedish ah oo ka socda...

Hogaamiyaal Caan ah oo Muuqaal laga duubay iyaga oo ku maadeesanaya Donald Trump

Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay Hogaamiyaal caan ah oo ku maadeesanaya shir jaraa'id uu qabtay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si weyn...

Wiil 10 sano jir keligiis ku nool gurigii ay kaga dhinteen Waalidkiisa! (Daawo Sawirro)

Sheekada xanuunka leh oo qabsatay wiil 10-sano jir ah oo u dhashay dalka Fiidnam ay ehelkiisa oo dhammi geeiyoodeen kaas oo diiday in la...

Daawo Sawirada : Masjid la tilmaamay in uu yahay kan ugu yar Caalamka !!

Masjid kuyaala  Hyderabad, dalka Hindiya ayaa lagu tilmaamay in uu yahay midka ugu yar caalamka, waxaana masjidkan noqday mid muuqaalkiisa uu dad badan ay...

Madaxweyne Afrikan ah oo ku faanay in uusan tuug aheyn hadana uu heesto hanti badan

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo maanta dadweyne badan oo taageersan kula hadlay magaalada Kampala ayaa ku faanay in uu yahay in daacad ah...

Halka ay saldhig ka dhigan Doonaan Ciidamada cusub ee Badda Itoobiya oo la ogaaday

Dowlada Itoobiya ayaa sameesatay ciidamo cusub oo kuwa badda ah, waxa ay sidoo kale dowladaasi soo iibsatay Maraakiib dagaal iyo doonyo ay adeegsanayaan ciidanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs