Wednesday, May 8, 2024

Dal ansixiyey dawo cusub oo dadka ka caawin karta cudurka COVID-19

Dowladda Japan ayaa ansixisay isticmaalka dawo la rumeysan yahay in dawada ay dadka ka caawin karto in ay ka caafimaadaan cudurka korona kaddib toddobaad...

Raisul Wasaare Khayre oo guddoomiyey shirka Guddiga Qaran ee COVID-19

Shirka fogaan-aragga ee Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19 ayaa xalay ka qabsoomay magaalada Muqdisho, waxaana Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre. Shirka ayaa...

Barakac mar kale ka bilowday Belad-weyne & Webiga Shabelle oo ku fatahay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad fara badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka...

Sacuudiga oo xaramka dhigay qalab lagu ogaanayo dadka qaba Coronavirus (Sawirro)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa qaaday talaabo cusub oo looga hortagayo cudurka COVID-19 ka oo dalkaas iyo aduunyada inteeda kaleba ku haya dhibaatada. Dowlada ayaa Albaabada Xaramka...

Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo laga helay cudurka COVID-19

Maamulka Puntland ayaa caawa shaaciyey kiisas cusub oo cudurka Coronavirus ah, kuwaasoo laga helay degaanada hoos taga maamulkaas. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Farax Xasan ayaa...

Gudoomiye Cabdiwali Colaad Gaatamow oo caawa lagu dilay degmada Afgooye

Waxaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose Macalin Cabdiwali Colaad Qanyare (Gaatamow) oo ka tirsanaa bahda cayaaraha Dalka. Gaatamow ayaa la...

Dal ka tirsan Yurub oo shaaciyey in %90 ay dadkiisu ka bogsadeen COVID-19

Sida lagu sheegay tirakoob ay soo saartay laanta caafimaadka dadweynaha ee dalka Norwey (FHI) ku dhawaad 90% dadkii uu ku dhacay xanuunka Covid-19 Norway...

Booliska Muqdisho oo la wareegay saldhigii muranka dhaliyey ee Cusboole (Sawirro)

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliiska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed iyo taliyaha qeybta...

Dadka laga helay COVID-19 gudaha Somalia oo 1000 ku dhow & dhimashada oo korortay

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka...

Xanibaadii lagu soo rogay xaafada Islii oo saameyn adag ku yeelatay Soomaalida (Sawirro)

Xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi waxaa maanta ka dhaqan galay xayiraad ay Dowladda Kenya shalay ku soo rogtay ganacsigii iyo isu socodkii xaafadda. Waxaa gabi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs