Wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo xilka la wareegay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goobjoog ka ahaa munaasabadda xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii uu soo...

Muxuu taliye Xijaar ku soo arkay Saldhigyada & baraha Kontrol ee Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada Booliisku ka howlgalaan ee magaalada Dhusamareeb. Taliye...

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu horkacayo oo safar dibeda ah u ambabaxay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka...

Madaxweyne Biixi oo la kulmay Safiirka dal aan Dunida laga aqoonsaneyn (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa, Ambassador Allen C. Lou...

Faah Faahino kasoo baxaya dil loo geestay Masuul katirsanaa Bangiga iyo Xawaalada Amal

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay maamulihii bangiga iyo Xawaalada Amal u...

Somaliland oo shaacisay Shuruudaha laga rabo Siyaasiyiinta xilalka ka Qabta DF ee doonaya in...

Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada...

Aflagaadadii Diinta Islaamka ee Madaxweyne Macron oo Sababtay in Pogba qaato go’aan adag

Xiddiga Khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aansaday inuu ka fadhiisto ciyaaraha xulka qaranka France kaddib markii uu Madaxweynaha dalkaasi...

Israa’il oo Dal Carbeed oo dhawaan xiriir la yeeshay ku abaal marineysa Qamadi badan...

Maamulka Israa'iil ayaa shaaca ka qaaday qamadi badan in ay u dirayaan dalka Sudan oo xaalad adag oo dhinaca nolosha ah ka jirto, waxa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs