Saturday, May 4, 2024

Qorshe uu kulankii Golaha shacabka ka damacsanaa Gudoomiye Mursal oo la kashifay

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xubnaha golaha Shacabka baarlamanka Somalia ayaa shaaciyey qorshe muddo kordhin ah oo maanta laga damacsanaa kulankii golaha...

Midowga Musharaxiinta oo ku biiray shirka u socda Madaxda dowlad goboleedyada

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku biiray kulan u socda madaxda shanta dowlad goboleed oo ka socda hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee...

Wararkii ugu dambeeyey Kulankii Xildhibaanada Golaha shacabka oo lagu kala dareeray

Kulankii lagu waday inuu iskugu yimaado Baarlamaanka Somaia ayaa lagu kala dareeray, kaddib markii furitaanki shirka ay is hortaageen qaar ka mid ah Xildhibaannada...

NISA oo ciidamo dharcad ah geysay kulanka Golaha shacabka iyo shaki taagan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa soo buuxiyey Hoolka shirarka xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in aanu wali fadhiga soo gelin Guddoonka Golaha...

(Sawirro) Madaxda dowlad goboleedyada oo mar kale kulan ku leh Muqdisho

Madaxda shanta dowlad goboleed ee Somalia ayaa goor dhow kulan kale waxaa uu uga furay hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada...

Soomaaliya oo jawaab culus ka bixisay go’aan dhowaan ka soo baxay Kenya

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay fajaciso ku noqotay go'aankii ay dhawaan dowladda Kenya wakhtiga kooban ugu qabatay hay'adda UNHCR ee ahaa in la xiro...

Puntland oo xukuno kala duwan ku riday doonyo & Kalluumeysato ajnabi ah

Maxkamad ku taalla Puntland ayaa xukunno kala duwan ku ridday doonyo kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Yemen, kuwaasoo laga soo qabtay xeebaha maamul goboleedka...

Britain oo digniin ka bixisay Muddo kordhin loo sameeyo heyadaha DF

Britain ayaa sheegtay in ficil kasta oo muddo kordhin loogu sameynayo hay’adaha muddo xileedkoodu uu dhammaaday ee Soomaaliya aan la aqbali doonin. Wasiirka arrimaha Afrika...

Dowlada Somalia oo tacsi u dirtay shacabka iyo dowlada Masaarida (Akhriso)

War-saxaafadeed ku qoran luuqadda Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay shil khasaare badan sababay oo ka dhacay dalka...

Qarax saaka ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax saaka aroornimadii ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare nafeed. Qaraxa oo ka dhacay nawaaxiga Beexaani...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs