Saturday, April 27, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Khasaaraha ka dhashay madaafiicdii lagu weeraray xarunta Xalane

Waxaa saakay tiro madaafiic ah lagu weeraray xeendaabka xarunta Xalane oo ah goob amaankeeda si weyn loo ilaaliyo ayna degan yihiin inta badan Diblumaasiyiinta...

Qarax Khasaaro geestay oo goordhaw ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay gaari uu la socday sargaal katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya xili uu marayay laamiga Dayniile...

Madaafiic khasaaro geesatay oo lagu weeraray Xarunta Xalane ee Muqdisho

Waxaa saakay tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah xarunta looga taliyo AMISOM sidoo kale ay degan yihiin...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay heshiiska dhax maray Dowlada iyo Cabdirashiid Janan

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay heshiis ay wada gaareen dowlada federaalka Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo in mudo...

Dowlada Soomaaliya oo si kulul u cambaareesay fal ay geesteen Ciidamada Puntland

War saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa si kulul loogu cambaareeyay rasaas la sheegay in ciidamada amaanka maamulka Puntland ku fureen dad shacab...

Xog: Beesha caalamka & shanta Madaxweyne goboleed oo kulan gaar ah yeelanaya

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay jirto isfaham kooban oo laga gaaray wada hadalo habeenadii la soo dhaafay ka socday gudaha xeyndaabka garoonka...

Heyadda Amnesty oo weli ku dhegan C/rashiid Janan & codsi loo diray dowlada Somalia

Hey’adda caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadanaha Amnesty International ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in Cabdirashiid Janan ay kula xisaabtanto dembiyada dagaal ee...

Burcad dhac ka geysan jirtay xaafado ka tirsan Muqdisho oo caawa la qabtay (Sawirro)

Booliiska Degmada Yaaqshid ee Gobalka Banaadir ayaa caawa gacanta kusoo dhigay dabley Hubeysneyd oo dadka degan degmadaasi Dhac u geysan jiray iyagoo dadka ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs