Sunday, May 19, 2024

Waa kuma danjiraha cusub ee Maraykanku u soo Magacaabayo Soomaaliya?

Waxaa lagu wadaa in todobaadkan uu Madaxweyne Biden ku dhawaaqo safiirka cusub ee Maraykanka u fadhin doona Somalia Larry Edward André Jr. ayaa bedeli doona...

Kulan xasaasi ah oo Muqdisho uga socda Qoor-qoor, Guudlaawe & Musharaxiinta

Madaxda labada dowlad goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa caawa waxaa uu shir uga socdaa magaalada Muqdisho Kulankan oo ka dhacaya hoyga...

Dad iskugu jira Soomaali iyo ajaaniib Maxkamad lagu soo taagayo Muqdisho

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in Sabtida 17-ka April 2021 ay fureyso dacwad ka dhan ah 6 qof oo ajnabi ah kuwaasoo ay ku...

Dowlada Somalia oo xoojineysa xiriirka Ruushka iyo hal arrin oo sabab u ah

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee JFS Mudane Belel Cusmaan ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dalka Ruushka u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti...

Mid ka mid ah dagaaladii ugu waqtiga dheeraa caalamka oo la soo afjarayo

Madaxweyne Biden ayaa xaqiijiyey Mareykanka ayaa sii wadi doona inuu taageero Afghanistan ka dib marka uu kala baxo ciidamadiisa. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Antony Blinken,...

Xiliga la galayo Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka oo la shaaciyey (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada Sare ee dalka. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda...

Dagaal afka ah oo ka dhashay Kursi oo ka dhax qarxay Erdogan iyo...

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii weerar ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi sababo la xiriira inuu ugu yeeray “kaligii taliye,’ hadalladaas...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs