Thursday, May 16, 2024

(Sawirro) Madaxdii hore ee dalka oo la soo gaarsiiyey fariin cusub oo kaga timid...

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi u diray Musharixiinta Mucaaradka oo ay ka mid yihiin Madaxweynayaashii Xasan Sheekh iyo Sheekh...

Xildhibaano iyo Saraakiil galabta gaaray Shiirkole oo fariin culus u diray Farmaajo

Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq Cumar Xasan ayaa taageero ka helay mas’uuliyiin, saraakiil iyo ciidamo kasoo jeeda Beesha Muddulood. Xildhibaano wata...

Duraan Axmed Faarax oo la wareegay xilkii uu u Magacaabay RW Rooble (Sawirro)

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka...

Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Mudo kororsiga Dowlada Federaalka

Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta kulan ka yeeshay mudo kordhinta ee Xildhibaanada golaha shacabka u sameeyeen Dowlada federaalka Soomaaliya, waxa ayna golaha...

Maxkamada Ciidamada oo xukun adag ku riday Maxamed Cusmaan Maxamed

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi ku riday Maxamed Cusmaan Maxamed oo lagu helay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab una...

Hogaamiyaasha Soomaalida ee Qurbaha ka yimid iyo Beesha Caalamka !!

Soomaaliya waxay soo martay ayaan darooyin kala duwan dhibaatooyin iyo dhacdooyin musiibo ah oo ay ka mid tahay dagaal sokooye iyo abaaro sanafo badan...

Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo shir Xasaasi ah uga furmay Afisiyooni

Waxaa xerada ciidamada Cirka ee Afisiyooni ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Farmaajo iyo qaar kamid ah...

Axmed Madoobe oo isbadal ku sameeyay Taliyaasha Ciidamada Jubbaland (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isbadal lagula sameeyay taliyaasha ciidamada maamulkaasi gaar ahaan kuwa booliiska iyo Nabad...

Saadaq Joon oo Dhufeesyo iyo caro tuur ka sameestay Xaafada Shiirkole (Daawo Sawirro)

Xaafada Shiirkole ee magaalada Muqdisho ayaa xiligan gashay jawi ka duwan sidii hore, waxaana xaafadaasi hada isku bedeshay aag dagaal oo laga cabsi qabo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs