Saturday, May 18, 2024

Madaxweyne War been abuur ah faafiyay oo Maxkamad baaris ku bilawday !

Madaxweynaha dalka Brazil Jair Bolsonaro, ayaa baaris lagu bilaabay kadib markii uu baraha bulshada ka sheegay war been abuur ah oo ku saabsan in...

Jeneraal Biixi ”Walaahi Askarigii Qof Shacab ah Xabad ku rida waxaan geyneynaa Tiirka ”

Taliyaha ciidamada lugta ee milatariga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlayay ciidamo katirsan Gor Gor oo tababar loo soo xiray ayaa si kulul u...

Digniin adag oo loo diray Ciidamada Dowlada ee rasaasta ku fura dadka shacabka ah

Magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay falal dilal ah ay geesteen ciidamo katirsan dowlada kuwaa oo si micno daro ah u furay...

Dowlada Itoobiya oo xireysa Dugsiyada satre ee dalkaasi iyo Sababta oo la shaaciyay

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay in ay xirayaan mudo kooban dugsiyada sare ee dalkaasi kuyaala si ardayda la fasaxay dadka beeraleyda ahi ee ku maqan...

Raisul Wasaare Rooble oo ka hadlay Dhalinyaradii lagu dilay Muqdisho Amar deg deg ahna...

Raisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay dil xalay iyo caawa ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya Muqdisho ugu geesteen Wiil iyo Gabar...

Ciidanka Booliiska oo qabtay Askartii dishay Wiilkii iyo Gabadhii Walaalaha ahaa

War qoraal ah oo caawa kasoo baxay taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ciidamada amaanka gacanta kusoo dhigeen askartii ka dambeesay dilka...

Ciidamada Dowlada oo Caawa fal kale oo laga argagaxay ka geestay Muqdisho

Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo la socday gaari nuuca dagaalka ah ayaa caawa rasaas ku furay dad shacab ah oo marayay agagaarka Isgooska Soobe...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Caawa si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Kobaca iyo horumarka dhaqanka Kafee cabista ee magaalada Muqdisho

Waxaa dunida aad ugu badan dadka subixi hore marki ay soo kacaan ama ay shaqo galayaan caba koob kulul oo coffee ah. Waxaanu leenahay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta saxiixay Miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo jimco ah saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022 .   Miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee sanadka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs