Dhul gariir dad badan ku dhinteen oo ku dhuftay Dalka Afgaanistan (Daawo Sawirada)
Dhul gariir ay ku dhinteen dad aad u badan ayaa ku dhuftay deegaano hoostaga magaalada Khost ee koonfurta bari dalka Afganistan, waxaana khasaaraha ka...
Aadan Madoobe oo shaaciyay in la qabanayo Doorashada Kuraastii Fahad Yaasiin iyo Mahad Salad
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in dhawwaan la qaban doono doorashada labo kursi oo ka...
Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka gaareysa arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horey uga mid ahaa hoggaanka ugu sareeya ururka Al Shabaab balse markii dambe kasoo baxay kooxdaasi ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in wadahadal la galo Hoggaamiyaasha Al Shabaab
Hay'adda xasaradaha caalamka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICG ayaa ka hadashay suurto galnimada in dagaalka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al Shabaab...
Bushaaro Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya Qurbajoogta Soomaliyed wakhtiga summer-ka
WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka.
Dugsigu waxa uu...
Muuse Biixi oo loo bandhigay naqshad casri ah oo loo dhisayo Suuqa Waaheen (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta warbiximo ka dhegeystay guddida heer qaran ee suuqa Waaheen oo ay wehelinayaan Farsamayaqaanada dhismaha suuqa waaheen...
Xanibaada Ruushka uu saaray dekedaha Ukraine oo sicir barar ka abuurtay Afrika
Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Luxembourg waxay kaga wada xaajoodeen sidii loo fududayn lahaa in malaayiinta ton...
Muxuu Shiikh Aadan Madoobe ku soo arkay Safaarada Somalia ee Nairobi? (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa maanta booqday Safaarada JFS ku leedahay dalka Kenya.
Guddoomiyaha ayaa Safaarada waxaa ku...