Thursday, May 2, 2024

Guddoomiyaha Ururka ONLF iyo xubno la socda oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maadeey iyo xubno dhoor ah oo katirsan ururkaasi, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo...

Madaxweyne Laftagareen oo Guddoomiyaal cusub u magacaabay Gobolada Baay iyo Bakool

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyaal cusub loogu magacaabay gobolada Baay iyo Bakool. Madaxweyne Laftagareen ayaa...

Cali Guudlaawe oo dalka kusoo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socday ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka gara ahaan Muqdisho, kadib howlo...

Al Shabaab oo shaacisay in qarax ku dileen Injineer u dhashay dalka Shiinaha

Qaraxyo nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lagu weeraray ciidamo katirsan dowladda Kenya oo ilaalo u ahaa Injineer u dhashay dalka Shiinaha oo shaqo...

Saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Muqdisho oo amar la siiyay

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in beri oo khamiis ah lagu qabto xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana xaflada ka qeyb...

Baarlamaanka Ruushka oo u codeenaya arrin aysan ku farxin Waddamada reer Galbeedka

Khilaaf xooggan oo ka dhashay duullaanka ciidamada Ruushka ku qaadeen dalka Ukraine ayaa soo kala dhax galay Xukuumadda Moskow iyo dowladahha reer Galbeedka ,...

Xaalad Halis ah oo galaafanka karta Nolosha boqollaal kun oo Soomaali ah oo laga...

Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xidhiidhaya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u...

Muwaadiniin Soomaaliyeed iyo Ajaaniib kale oo caawa lagu dilay magaalada Cape Town

Kooxo burcad hubeesan ayaa caawa weerar dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho waxa ay ku qaadeen dukaan ganacsato Soomaaliyeed ku lahaayeen deegaanka Khayalisha oo katirsan...

Xog ku aadan Guddoomiyaha Cusub ee loo soo magacaabayo Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado in maalinta khamiista ah lagu caleemo saaro magaalada Muqdisho ayaa diyaariyay liiska masuuliyiin dhoor ah oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs